Isubogid (Self-Conciet) iyo Dhibteeda wax ka ogow
Self-Conciet – Isubogid Isubogid waa qofka oo iska amisan innuu dadka kale wax dheeryahay, siiba tayooyinka ama awoodaha qofka naftiisa. Isubogida waxay dhashaa Kibir taasoo ah markaad isubogiddii banaanka ula soo baxdid oo ficil u bedeshid sida inaad ka hadashid, ama muujisid. Ereyada Quraanka ee “Mukhtaal” (مُخْتَالٍ) iyo “Fakhoor” (فَخُورٍ) waxay tilmaamayaan dadka muujinaya isla […]
Read More