Maalintayda Dhalashada ee Beenta ah (On My Fake Birthday) / Shuayb Nuri

December 17 waa maalintaan dhashay! (sida ku qoran baasaboorkayga, inkastoo aanan dhabtii garanayn maalinta aan dhashay, kkk). Dad badan oo Soomaaliyeed ma garanayaan maalmaha dhabta ah ee ay dhasheen sababo la xiriira muddo dheer oo dalku dawlad la’aan ahaa, waxaana intooda badan qortaan 1da Janaayo inay tahay maalinta dhalashadooda. Si kastaba ha ahaatee, maalintaan dhalashada […]

Read More